Handuul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Sariir yar oo ilmaha lagu lulo. 2. Naxash. 3. Sariir doomaha derbiyadooda ku dheggan oo ay seexdaan rakaabka qaarkood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga handuul


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg