Hanfaafuryo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanfaafuryo

hanfaafurro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg