Hanfariir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Argaggax; didmo; sas. ld anfariir¹.

Hanfariir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iiray, -iirtay)

Bixid, argagixid. ld anfariir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanfariir

anfariirsan | hanfariiri | hanfariirid | hanfariirin | hanfariirsan | hanfariirsanaan | hanfariirsanaansho | hinfiriir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg