Hangaggurro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hangaggurro ↴
hangaggurreyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg