Hangaraarac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hangaraarac


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg