Hanqaltaag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago. 2. Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.


Hanqaltaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanqaltaag

hanqaltaagid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg