Hansad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.dh)

Dhul gariir iyo dabayl xooggan oo ka dhasha meel qarax weyn iwm ku dhacay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hansad

dhadhansad | dhandhansad | haldhansad | hasad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg