Hantidhawr
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Xaafiis dawlad, hay'ad, qof iwm u qaabbilsan ilaalinta lacagta in sidii loogu talaggalay loo isticmaalay. 2. H. ah: qof xaafiiskaas ka shaqeeya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hantidhawr ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

