Hantiggoosi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo faa'iidadaba dad gaar ahi leeyahay. ld hantigoosad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hantiggoosi

hantiggoosad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg