Hantihur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hanti isku hallayn loo qaato iyadoo aan la isa siin.


Hantihur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

ku hantihur: Hanti aan la isa siin si isku hallayn ah u qaadasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hantihur

hantihurid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg