hantiwadaagee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)Hanti gaar ah hanti guud ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hantiwadaagee ↴
hantiwadaageyn [m.f.dh]
eeg hantiwadaagee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg