Hanuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey.

Hanuun

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Aad iyo aad, si weyn. Tus. “Beerka hanuun buu i xanuunayaa”.

Hanuun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanuun

wacdi | wacdi | hanuuni | hanuunid | hanuunin | hanuunis | hanuuniye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg