Haraaryo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef-tuur xooluhu samee-yaan wakhtiga kulaylaha markay qooraxdu qabato.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haraaryo

haraaryoo | haraaryood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg