Haragwaxar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Maqaarka waxaraha oo inta la qalajiyey laysku tolay, oo gogol ahaan loo isticmaalo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haragwaxar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg