Haramee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

1. Beer caws xun ka gurid. 2. Wax nijaasayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haramee

haramayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg