Harjad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso. 2. H. ah: qof mintid ah. 3. ld harjadid.


Harjad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Qof sakaraad hayo rafasho. 2. Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harjad

harjadid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg