Harwaraable

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Waqtiga kulul meelaha aan geedaha lahayn isgelinta iduhu ay madaxa isgeliyaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harwaraable

harwaraablee | harwaraableyn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg