Hawaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.
Hawaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
Hawaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaar ↴
hawaaran | hawaari | hawaarid | hawaarin | hawaarnaan | hawaarnaansho | hawaarsan | hawaarsanaan | hawaarsanaansho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

