Hawaawir

Qaabnaxa: m.l.sh.r Isrogrogga:

Cod weyn oo xabbado la ridayo bixiyaan.


Hawaawir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Si aan sugnayn u muuqasho (wax). 2. Caloolyow dareemid. 3. Ur xun urid (wax).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaawir

hawaawiri | hawaawirid | hawaawirid | hawaawirid | hawaawiridid | hawaawirin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg