Hawaggeddis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Tegidda laga tago meel, oo la aado meel ka hawo duwan, si loo nasto ama caafimaad looga helo. 2. ld hawaggeddin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaggeddis

hawaggeddin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg