Hawldiid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Qof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawldiid

hawldiiddo | hawldiidid | hawldiidnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg