Hawohankaag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid.


Hawohankaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawohankaag

hawohankaagid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg