hawohankaaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gayeysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawohankaaji

hawohankaajin [m.f.dh]
eeg hawohankaaji. ld hawohankaajis.

hawohankaajis [m.l]
ld hawohankaajin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg