hayaamiso
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo. 2. ld hayoomiso, huyuumiso. Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hayaamiso ↴
hayoomiso [m.dh]
ld hayaamiso (2).
hinjibiso [m.dh]
1. Hayaamiso; hayoomiso. 2. Cudur hinjibisadu keento.
huyuumiso [m.dh]
ld hayaamiso (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg