Haydalan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Neef ido ah wax caatoobey noqosho.
Haydalan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Neef ido ah wax caato ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydalan ↴
haydalmid | haydalnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg