Hayraf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qubashada uu dhiig ka qubto meel la saray.

Hayraf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Meel la saray dhiig ka qubasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hayraf

hayrafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg