Hayras

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Neecaw qabow oo ka dambaysa roob da'ay; yalalaxo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hayras


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg