Hays
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Meel godan oo kuruska iyo misigta geela u dhexeysa.
Hays
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld hayn².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hays ↴
ibajitaysan | kaadi | udaabtahays | waabaayow | haadso | raaciye | baadiqaris | baahan | eedaysan | eedaysane |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

