Haysamo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cankuhays, uur, uurdhaj, wax dhalaya (masaggada, galleyda iwm marka ay uurka yihiin).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haysamo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg