Heehow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Sabbeynta wax fudud biyo dushooda ama hawada dhexdeeda dul sabbeeyaan. ld heehaabid.


Heehow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-haabay, haabtay; -haabi)

Wax fudud biyo, hawo iwm dul sabbayn. ld heehaab².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heehow

heehaab | heehaab | heehaabid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg