Heelad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Sabo. 2. Buur dhaadhaceed oo gabbaad laga dhigto. 3. ld heelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heelad ↴
heelasho | sabo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

