Heello
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Nooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi jirey.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heello ↴
heellan | heelloon | heelloonaan | heelloonaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg