heelo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-eeshay, -eelatay)Wax ku dhowaasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heelo ↴
heelasho [m.f.dh]
eeg heelo. ld heelad.
sheelo [m.dh]
Galka xaniinyaha oo weynaada xiidmaha oo soo gala awgeed.
sheelo-biyood [m.l]
(daaw.) Biyo ku ururka kiishka xiniinyaha.
sheeloobid [m.f.dh]
eeg sheelow.
sheelow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Sheelo qaadid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg