Heemaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhiil la culay oo caano lagu garooriyey marka laga shubo murudka ku hara. 2. Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin. 3. (-lo, m.dh) Agagaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heemaal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg