heensasho
(m.f.dh)eeg heenso. ld heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heensasho ↴
heemaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax heensasho.
heemaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax heensasho. 2. Wax dufan ka qaadasho.
heensad [m.l]
ld heensasho.
heensi [m.l]
ld heensasho.
hiinsad [m.l]
ld heensasho.
hiinsasho [m.dh]
ld heensasho.
hiinsi [m.l]
ld heensasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg