Heense

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-sayaal, m.l/dh)

Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heense

gaaddaxir | heensayn | heensaysan | heensee | heenseysnaan | heenseysnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg