Heeraab
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)Docda hoose ee doonyaha tiir dheer oo ku yaal oo isu haya, shalmaankuna madaxa hoose ku hayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heeraab ↴
shalmaan |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

