Heeraaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax heeraar loo yeelay ahaansho (gabar). 2. Ood iwm meel ku wareegsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heeraaran

heeraarnaan | heeraarnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg