Helli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Neef irmaan canug uu dhalay si uu u godliyo ku sii dayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga helli ↴
hellin | hellis |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

