Hibnoosis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad hurdo ahaaneed ee lagu sameeyo sida badan qof u jenjera duufsashada iyo xasuusta dhacdooyinkii hore; waxaana sameeya qof xeeladda hibnoosiga yaqaan (hypnotist).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hibnoosis


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg