Hididdiilo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Filasho la fisho wax la sugayey. ld yididdiilo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hididdiilo

yididdiilo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg