higaagan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
higaagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh higaagan ↴
higaagmid [m.f.dh]
eeg higaagan¹.
higaagnaan [m.f.dh]
eeg higaagan². ld higaagnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg