Higgaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ku dhawaaqidda ama qoridda xuruufta erey ka koobanyahay. ld hikaad, hingaad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga higgaad

higgaadi | higgaadin | higgaadis | hikaad | hikaadi | hikaadin | hikaadis | hingaad | hingaadi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg