Higil

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Muuqaal meel fog laga arko oo aan la sixi karin waxa uu yahay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga higil


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg