Higlo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed dhirta waaweyn ka mid ah oo aan qodax lahayn, weligiis cagaaran, miro la cunana leh. ld higley.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga higlo

bahalhiglo | higley |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg