Hiil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Digo xoolaad oo uruurtay.
Hiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
Hiil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lay; -iishay)ld hiili.
Hiil*
Geed geed-gaabka kamida xoolu jecelyihiin oo guffe ahaan loo adeegsado, Geelu markuu daaqo caanihiisu waxay noqdaan qadhaadh.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiil ↴
kaadishiil | tabiino | bakhiil | bakhiil | bakhiilid | bakhiilnimo | buruudshiil | buruudshiil | buruudshiilid | cawaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg