hiilin
(m.f.dh)

eeg hiili. ld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiilin

duleedi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax la gaadayo gadaal ugu imaan. 2. Cid, cid kale uga hiilin.

hiilid [m.f.dh]
ld hiilin.

hiilis [m.l]
ld hiilin.

hiillin [m.dh]
ld hiilin.

hiillis [m.l]
ld hiilin.

hoodadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
1. Qof danihiisa ku jeedin. 2. Qof si qarsoodi ah ugu hiilin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg