Hiiliyam

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Neef hal atamle ah oo midab aan lahayn; xubinta ugu horreysa neefaha wahsada (ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiiliyam

hiilyam |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg