Hiimammow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiimammow

hiimammowsad | hiimammowsasho | hiimammowsi | hiimammowso | himahiime | huumammow | huumammowsad | huumammowsasho | huumammowsi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg