Hiinraac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Qof si fudud u rumaysta hadallada naca iyo diradiruhu ku jiro.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiinraac


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg